Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa booqasho ku tegay qaar ka mid ah beeraha degmada Afgooye, halkaas oo…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM [African Peer Review Mechanism (APRM)], oo ah habraac…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas oo maanta…
Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Dalalka Nordiga Mudane C/Kariim Axmed Maxamed ayaa waraaqihii aqoobsiga danjiranimo u gudbiyay Boqorka Dalka Norway Boqor Herald. Kuulankaasi oo ka dhacay…
Iyadoo ay barbar socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…
Muqdisho.SONNA….Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo uu hoggaaminaayey Xoghayaha Guud Dr.Maxamed…
Addis ababa(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee caasimadda…
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 13-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay kuna bogaadiyay shacabka Soomaaliyeed, guusha taariikhiga…
Addis ababa(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo ay martigelisay Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah…
Addis Ababa(SONNA):-Laba sano ka hor magaalada Roma, Shir-madaxeedkii ugu horreeyay ee Talyaaniga iyo Afrika waxaa lagu guddoomiyay in laga gudbo hannaanka iskaashiga soojireenka ahaa, lana…

