Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd si adag u cambaareeyay weerar ay dadka Israa’iil ku qaadeen masaajid ku…
wargeys.com
Qaar kamid ah maamulka Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland iyo xubno kale oo ka socday ururada bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey xiritaanka bandhig…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan mirodhal ah la yeeshay Wasiirrada Dastuurka Dowlad Goboleedyada. Kulanka ayaa…
Muqdisho (SONNA): Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayid Soomaaliyeed mudane Axmed Macalin Xasan ayaa maanta safar kormeer ah ku tegay garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne…
Muqdisho (SONNA): Hantidhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay masuuliyiin ka socday hay’adaha UNODC iyo UNDP. Kulanka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada dowladda FS Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Shiinaha, wafdigaas oo…
Muqdisho (SONNA): Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta Muqdisho ku qabtay Shirka Isku-duwidda maareynta hubka iyo Rasaasta, kaas oo la qabto labo jeer sannadkii, Kulankan ayaa…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan mirodhal ah la yeeshay Wasiirada Dastuurka Dowlad Goboleedyada…
Aljeris-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali , ayaa ubax dhigay Taallada Shuhaddada ee…
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Sarreeye Guuto, Admiral Cabdiwahaab Cabdullaahi iyo khubaro ka socota Italian Hydrographic Institute (IIM) ayaa si rasmi ah u…

