Arusha,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka caadiga ah…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Isku soo bax lagu taageerayo dhammeystirka iyo ansixinta Dastuurka Dalka ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dadweyne aad u fara badan…
Muqdisho (SONNA): Degmada Cabdi Casiis oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Khadija Mohamed Al-Makhzoumi ayaa si rasmi ah magaalada Mogadishu uga furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed, kaas oo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay xarunta Wasaaradda. Intii uu kormeerka ku…
Muqdisho.SONNA…. Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maalin kasra si rasni ah loga fuliyaa barnaamij samofal ah oo loogu talagalay in lagu taageero dadka barakacayaasha…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka aragga carruurta ee dhigata dugsiyada…
Muqdisho (SONNA): Degmada Gubadleey oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10 dhibcood ay kaga adkaatay…
Muqdisho.SONNA…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee marxuum Janaraal Maxamed Cali Abokor oo ka mid ahaa…
Muqdisho, Maarso 05, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan affur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…

