Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran iyo kuwa barakacayaasha ah ee ka soo cararay abaaraha ba’an…
wargeys.com
Muqdisho.SONNA— Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga…
Muqdisho.SONNA…..Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo ajiibay Gogosha…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM, Danjire El…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah ee hoos ku xusan:…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wakiilka iyo Agaasimaha Guud ee…
Muqdisho(SONNA):-Qaar ka mid ah akoonnada baraha bulshada ayaa faafinaya eedeymo lagu sheegayo in Dowladda Turkiga ay si hal dhinac ah uga faa’iideysanayso kheyraadka dabiiciga ah…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay la wareegidda 11 gaadiid ayaa…
Budapest(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jarmalka, Ambassador Cabdulcasiis Maxamuud Maxamed Farabadan, oo sidoo kale ah Safiirka Soomaaliya ee Poland, ayaa maanta si rasmi…

Safiirada dalalka Carabta u fadhiya dalka Koonfur Afrika oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Xisbiga ANC
Muqdisho(SONNA):-Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika Waxaa ka qabsoomay kulan muhiim ah oo u dhexeeya safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo xoghayaha xisbiga talada…
