Muqdisho(SONNA):- Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey deegaanka Towfiiq ee hoos taga degmada Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan…
wargeys.com
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr.…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Guddiga Caalamiga ah ee Samatabbixinta…
Muqdisho (SONNA): Wafdi Wasiirro ah oo kala ah Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Axmed (Geesood), Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali,…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane…
Baydhabo (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee ka tirsan qaybta 60-aad, oo uu hoggaaminayo Gaashaanle Cali Maxamed Aadan (Cali Cadaw) ayaa…
Nairobi (SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay soo saareen Guddiga Sare ee Fulinta Hey’adda Lacagta Adduunka,…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa marti gelinaysa munaasabaddan qiimaha badan ee Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka iyadoo ay Soomaaliya sanadkan kusoo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kulan soo-dhoweyn, xog-wareysi, iyo dardaaran ah la qaatay 148 muwaadin oo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo booqasho ku tagay Degmada Hodan iyo Suuqa Bakaaraha, ayaa sheegay in xaaladda amni ee caasimadda…

