Matabaan(SONNA):-Wasiir dowlaha Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle, Dr. Xasan Cadaay, ayaa kormeer shaqo ku sameeyay qaar ka mid ah dugsiyada degmada Matabaan ee…
wargeys.com
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jibriil Ibraahim C/Lle ayaa kulan heer sare ah la qaatay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka…
Tangier(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee uu u joogay Boqortooyada Morooko, ayaa maanta…
Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdu ay mas’uul ka…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir heer wasiir ah oo…
Istanbul(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga uga qeyb galay Madasha Wasiirrada Beeraha Adduunka ee sanadkan,…
Muqdisho(SONNA):-Madaxwaynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo aqalka madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay gabdhaha Culimada Soomaaliyeed ee ka qeybgalay Shirka Culimada Soomaaliyeed ee 3aad ayaa ku…
Muqdisho(SONNA):-Bayaanka Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed 3 – 6 Jamaadul aakhir 1447 24 – 27 Nov, 2025 Muqdisho – Soomaaliya Shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed…
Rabat(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kula kulmay magaada Rabat, Mudane Nasser Bourita, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo…
Dublin(SONNA):- Ifraax Axmed oo ah gabadh Soomaaliyedd kana shaqaysa arrimaha bulshadda ayaa Jaamacadda dalka Ireland ee Trinity guddoonsiisay Shahaado sharafeeda sare ee PHD-da Sharciga. Ifraax…

