Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan looga hadlay ilaalinta gobannimada iyo midnimada dalka la qaatay qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA);-Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan, Gobolka Banaadir. Boqolaal ka tirsan…
In ka badan 21 dal iyo Ururo ah heer Caalami iyo mid Goboleed isugu jira ayaa diidmo adag kala hor yimid damaca Yuhuuddu ku aqoonsaneyso…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si adag uga hadlay go’aanka ay Israa’iil ku sheegtay…
Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim binu Xamad. Madaxweynaha ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga soo horjeestay go’aanka gardarada ah ee maamulka Israa’iil uu ku kala…
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha oo…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ayaa guulo muhiim ah ka gaaray howlgallada lagu ciribtirayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo qaran oo lagu xoojinayo difaaca midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha Qumooros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambia,…

