Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay, dhowr kalana way ku dhaawacmeen qarax abaare Salaaddii Maqrib ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Benaadir. Sii…
wargeys.com
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee Ingiriis ah Sabtidii, markii Arsenal ay ku lasoo wareegtay ciyaaryahanka khadka dhexe ee England 105 milyan ginni…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Magaalada Baydhabo ayaa muddo ku dhawaad hal toddobaad ah waxaan soogalin gaadiidka badeecooyinka kadib markii kooxda Al-shabab ay go’doomiyeenmMagaalada. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dhallinyarada Afrika ku leeyihiin wax ka qabashada caqabadaha ka jira qaaradda sida colaadaha, dhaqaalaha,…
Maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley ee gobolka Gedo, oo ay dhammaadka bishii hore ka baxeen ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya.…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo shirka ka u socda madaxweynaha Soomaaliya iyo siyaasiyiintii horay xilalka sare uga soo qabtay dalka.…
Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale oo warbaahinta uga warbixiyey gunaanadka shirka, ayaa sheegay inay jiri doonaan kulamo kale oo lagaga arrinsanayo arrimaha masiiriga ah…
Masuuliyiintsa degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in magaaladoodu ay dayacan tahay isla markaana aanay haysan adeegyada aasaasiga u ah bulshada. Sii akhri










