Maamul goboleedka Puntland ayaa shalay soo geba-gebeeyey doorashadii madaxtnimada iyadoo uu ku guulaystay madaxweynaha talada haya Saciid Cabdullaahi Deni. Sii akhri
wargeys.com
Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Sii akhri
Waxaa xalay xoriyadoodii dib u helay Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi oo ka tirsanaa TV-ga MMTV oo ka mid ahaa saddex weriye oo maalintii…
Beeraleyda Gobalka Hiiraan ayaa la sheegayaa inay dib u billaabeen qodoshada beeraha ka dib dib u dhacii iyo khasaarahii ay kala kulmeen fatahaadahii saamaayey dhul…
Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa sheegay inuu is casilay Axaddii. Sii akhri
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland, kadib markii uu ku guuleystay 45 cod wareeggii saddexaad ee doorashad madaxweynaha, halka uu 21…
Hargeysa — Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda iyo dadka qaba xanuunada dhimirka ee Somaliland. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. …
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ku tagay dalka Eritrea, sida war qoraal oo kooban ay soo saartay Villa Somalia lagu sheegey. Sii…










