Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyey wafdi kormeer ah oo…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee XFS Mudane Ayuub Ismaaciil Yusuuf, ayaa shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo dhex maray Wasaaradda Hawlaha…
Muqdisho,SONNA):- Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada…
Muqdisho,(SONNA):- Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ay Hoggaamineyso Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS, Maryan Cali Abuukar ayaa ka qayb galay…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xuseen…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, Mudane Ismaaciil Ciid Maxamed ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay.…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Pakistan, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Suudaan, Dowladda Liibiya, Jamhuuriyadda Dadka ee Bangaladesh, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah…

Bayaanka Wadajirka ah ee ku saabsan ku dhawaaqista Israa’iil ee wakiil waxa loogu yeero “Somaliland”
Muqdisho(SONNA):-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dowladda Qatar, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda Suudaan, Dowladda Liibiya, Jamhuuriyadda Dadka ee Bangladesh, Jamhuuriyadda…
Washington.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan yahay ee shirweynaha Bangiga Dunida…
Muqdisho.SONNA…1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Antalya…
