Qaar ka mid ah dhallinyarada aqoonyahanka ah ee Soomaalida ayaa soo dhoweeyay hadal uu shalay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan ka jeediyay magaalada Kismaayo. Sii…
wargeys.com
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in nabad raadinta uu qeyb ka yahay dagaalka ay isaga horjeedaan dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Sii akhri
Shirka koowaad ee isku dubaridka wasaaradaha shaqada iyo arrimaha bulshada ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa waxaa maanta Kismaayo ka daahfuray Madaxweynaha Jubaland…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Nairobi, halkaasi oo uu kaga qaybgalayo shirka Qaramada Midoobay ee degaanka oo toddobaadkan halkaasi ka socda.…
Sii akhri
Magaalada Hargeysa waxaa ku taalla goob hablaha lagu baro xirfadaha kala duwan ee is-difaacidda. Sii akhri
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo geba-gebeeyey shir looga hadlayey horumarinta garsoorka Soomaaliya, oo maalmahan halkaas ka socday. Sii akhri
Burbur xoog leh ayaa soo gaaray buundada Sabuun oo ah halka uu ku yaallo biyo xireenka ugu weyn ee degaanada HirShabelle, gaar ahaan gobalka Shabeellaha…
Laba qof ayaa la sheegay inay shalay ku geeriyoodeen waqooyiga degmada Gabiley ee Somaliland ka dib markii uu ku dumay god ay dahab ka qodanayeen,…
Tobannaan ka tirsan dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Baydhaba ayaa la baray xirfado ay ku shaqaysan karaan, si ay noloshooda ugu dabaraan. Sii akhri










