Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Cali ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar socday muddo…
wargeys.com
Muqdiso(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Jabuuti u soo…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh),ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlay gudbinta Hindisaha Xeerka Maamulka…
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa maanta…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed, halkaas oo…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo safar shaqo ku jooga qaaradda Yurub ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada London…
Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ahmiyad weyn u…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qayb galaysa Madasha Caalamiga ah ee magaalooyinka Adduunka ee 13-aad oo ka socota magaalada Baku,…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka S/Guuto Ibrahim Maxamed ayaa Kormeer shaqo ku tegay Xerada Ciidamada Kumaan Dooska sida gaarka ah u tababaran Danab ee Dhuusamareeb…
Baydhabo(SONNA):-Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro, ayaa kormeer shaqo ku tagay xeryaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Baydhabo, xarunta…

