wargeys.com
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxbarashada iyo sida ugu wanaagsan ee sare loogu qaadi karo. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay: Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa iyo daweynta xanuunka Kansarka. Sii akhri
Madaxweyne dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo shalay ka hadlayay munaasabadda xiritaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland, ayaa ku baaqay in la wada hadlo, iyo…
Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay dad degaanka ah…
Sii akhri
Magaalaada Muqdisho ayaa korodhay kadib markii mas’uuliyiinta Soomaaliya ay ku dhowaaqeen in la sameeyey saddex degmo oo cusub oo ka mid noqonaya degmooyinka magaalada caaismadda…
Maxkamadaha Soomaaliya ayaa dhawaanahan billaabay in dacwadaha ka socda dhegaysigooda ay dadweynuhu kala socdaan qalabka warbaahinta iyagoo ku kala sugan daafaha dunida. Sii akhri
Qodobada ka soo baxay gebgebadii kulankaas ayaa ahaa kuwo mugdi badani ku jiro, oo aan kala cadeyneyn waxa laga yeelayo muddo xileedka madaxda maamul goboleedyada…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista Soomaaliya ay wajaheyso ee ka imaneysa isbeddelka cimilada iyo qodobada aas-aaska u ah isbeddelka cimilada…









