Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ay saacadihii hore ee saaka weerar ku qaadeen tuulada Daaru Nicma halkaasi oo…
wargeys.com
Maamul goboleedka Puntland ayaa ka digay wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka Soomaaliya iyadoo aan laga wadatashan. Sii akhri
Mas’uuliyiinta katirsan Maamulka KG iyo saraakiil kasocday hay’adaha Samafalka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Baydhabo, waxayna kawada hadleen sida looga hortagi karo khasaaraha ay gaysan karaan…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka mid ah muddanayaasha baarlamaanka fedaeralka Somaaliya ee kasoo horjeedo sida loo wado wax ka bedelka iyo dib u eegista dastuurka.…
Xafiiska madaxweynaha Uganda ayaa shaaciyay in laan ka tirsan Bankiga Salaam ee fadhigiisu yahay dalka Jabuuti Arbacadii laga daahfuray dalka Uganda, iyada oo bankigan uu…
Banaanbax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu taageerayo dib u eegista iyo dhammaystirka dastuurka. Sii akhri
Dawladda Federaalka ayaa xalay sheegtay in ciidamada amnigu ay qabteen nin lagu tuhusan yahay inuu ahaa shaqsigii suurtogaliyay in magaalada Muqdishu ay soo galaan gawaarida…
Dowladda, siyaasiinta iyo daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya ee beesha Caalamka ayaa si weyn ugu kala aragti duwan wax ka bedelka lagu sameeynayo dastuurka federalka ee Soomalia,…
Ramadaankan ayaa kusoo aaday xilli boqollaal kun oo Soomaali ah ay wali dareemayaan saameynti ay ku reebeen abaarihi xumaa ee sannadihi dhawaa iyo fatahaadihi gugi…










