Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee siyaasadda Soomaaliya. Sii akhri
wargeys.com
Muqdisho — Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay dhinaca dhaqaalaha…
New York — Magaalada New York waxaa ka soconaya shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasi oo Talaadadii shalay ay si rasmi ah u billowdeen khudbadaha…
Markab ay leedahay Masar ayaa magaallada Muqdisho ka dajiyay hub isugu jira qoryahah lidka diyaaradaha iyo madaafiic, sida ay sheegeen saraakiil Soomaali ah oo magacooda…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dhibaatada Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka India, si ay u helaan daryeel caafimaad. Sii akhri
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida ay maanta ku…
Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa laga soo saaray…
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonayo in looga hortago in la leexsado ama la musuq-maasuqo sahayda gargaarka bani’aadanimada ee loogu talogalay dadka…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday qoys Soomaaliyeed oo Al Shabaab u sameeyey akoono ay dhaqaalle ugu ururinayaan. Sii akhri
Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida ay Isniinta maanta ah xaqiijiyeen saraakiil militari iyo mas’uuliyiinta dekadda…









