Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha shidaal sahminta iyo soo saarista Soomaaliya, iyo inta ay le’egtahay rajada laga qabo in Soomaaliya…
wargeys.com
War qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga heshiiyay tallaabo uu guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi…
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka, kaasi oo lagu xoojiyo tallaabooyinka lagula dagaallamayo xaalufinta dhirta. Sii akhri
Kismaayo — Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab, waxaana halkaasi…
Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heerka xanuunada dhimirka ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb),…
Xaaladda Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kacsan maanta kadib markii habeeminadii xalay lagu dilay dhallinyaro ka tirsanaa askarta dowladda Soomaaliya. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigtay dib u dayactirka dhismaha garoomada kala duwan ee ay ka kooban tahay Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho. Sii akhri
Taliska Booliska ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray ku sheegay, in laga billaabo Axadda maanta ah la mamnuucay isticmaalka bacaha ay dadka ku adeegtaan,…
Dhaqashada xoolaha la manaafacsado ee Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha dalka. Geela ayaana ka mid ah xoolaha…
Kismaayo — Deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, oo ay ku barakaceen kumanaan Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ahaa, ayaa waayadii dambe waxaa…










