VOA Somali waxay ogeysiineysaa dhageystayaasheeda qiimaha in Idaacadda Duhurnimo oo u badneyd arrimaha dhallinyarada oo soo gali jirtey maalin kasta 1:30-ka ilaa 2-da duhirnimo xilliga…
wargeys.com
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa loo qaybiyay wax ka bedelka kama dambaysta ah ee lagu sameeyay 4 cutub oo ka mid…
London — Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay faa'iidooyinka bisha Ramadan. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil. Sii akhri
Magaalada Hargeisa ayaa lagu qabtay kulan afur wadareed ah oo ay goob ku wada afureen boqolaal qof oo ka kala yimid bulshada qaybaheeda kala duwan. …
Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay Khamiistii in hakad la geliyey, hawlgalkii dhinaca dhulka ee ay Israa’iil qorshaynaysay inay ku qaaddo magaalada Rafax.…
Xilli lagu guda jiro bisha Ramadaan ayey qoysas Barakacayaal ah oo siyaabo kala duwan uga soo hayaamay deegaanadii ay ku noolaayeen, waxa ay duleedka degmada…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo ka yar laba sano ay kusoo saari doonto shidaalka dalka oo qodistiisa ay bilaha soo socda billaabayaan. Sii akhri
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixinaya dagaal cuslus oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Xarardheere. Sii akhri
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay, tiro kale oo aan la cayiminna way ku dhaawacantay shil baabuur oo galabta ka dhacay Isgoyska Jubba ee…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ka badan 80 ka titrsan maleeshiyaadka al-Shabaab in lagu dilay hawlgallo ka kala dhacay gobollada Mudug, Shabeellada Dhexe iyo Bakool.…










