Doon wadda shixnad ganacsi ayaa markii ugu horeysay muddo sannado ah kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed. Sii akhri
wargeys.com
Gudigga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee codbixiyeyaasha doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska ah ee Axsaabta Qaranka. Sii akhri
Munaasabad xalay lagu qabtay madaxtooyada Villa Somalia ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bilad sharaf ku guddoonsiiyey oradyahan Cabdullaahi Jaamac. Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray mudadda Cayimidda maalinta la qabanayo doorashooyinka Somaliland. Sii akhri
Boosaaso — Qaar ka mida dadweynaha ku nool magaalada Boosaaso ayaa cabasho ka muujiyey, sare u kac ku yimi qiimaha shidaalka, kaas oo saamayn ku yeeshay…
Sii akhri
Sii akhri










