Muqdisho,(SONNA):- Dowladda Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ay heli doonaan xuquuq la mid ah tan ciidanka Qaranka. Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo kaashanaya maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa degmada Awdheegle ka daahfuray diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada qof iyo…
Muqdisho,(SONNA):- Munaasabadda casho sharaf ah oo lagu weyneynayo sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho ee caasimadda…
Baydhabo(SONNA):- Hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Aqalka Madaxtooyada iskugu yeeray Saraakiisha amniga ee ka…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad lagu maamuusayay sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska…
Tripoli,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb galay munaasabadda dib u…
Galcad (SONNA): Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Cabdirisaaq Aaden Warsame (Xusul) ayaa maanta gaaray deegaanka Masagawaa oo ka tirsan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisal waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo qadka Taleefanka kula hadlay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ugu…
Mudisho.SONNA…Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah oo lagu soo bandhigo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Tripoli Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Liibiya,…

