Sii akhri
wargeys.com
Sii akhri
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland ee shalay waxa la hor geenyey Xeerka Ciqaabta Guud ee Somaliland, xeerka ayaa bedeli doona xeerka ciqaabta guud ee Soomaliyeed kaasi…
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay colaad beeleedyada toddobaadyadii ugu dambeeyay ka jiray meelo ka mid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Sii…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa wareysi aan la yeelanauy Ayaan Axmed Caydiid oo loo yaqaan Ayaan Kaaba, oo ah gabar abwaanad…
Kulankii labaad ee kalfahdiga shanaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaqday maalmo uun kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiro buuxda ee aqlabiyadda loo baahnaa.…
Guddiga doorashada Somaliland iyo Golaha Wasiirrada ayaa mar kale ku celiyey in jadwalka doorashooyinka madaxtinnimada iyo baarlamaanka aysan waxba iska beddelin, iyadoo dhinaca kalena fikrado…
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey jidka isku xira Janaa Cabdalle iyo Afmadow, iyaga oo qabsaday tuulada Harboole.…
Sii akhri










