Qarax lagu xiray gaari noociisu ahaa Surf oo uu lahaa qof muwaadi caadi ah ayaa ka dhacay agagaarka Muqdisho Mall ee magaalada Muqdisho, iyada oo…
wargeys.com
Maxkamadda Sare ee maamulka Puntland ayaa amartay in lasoo xiro mas’uuliyiin xilal kala duwan hore uga soo qabtay Puntland iyo qaar hadda ka haya xillal…
Inta badan Ururada Siyaasadda Puntland ayaa kulan ay ku yesheen magaalada Garoowe kaga hadlay, islamarkana cambareeyay shaqaaqo ka dhacday magaalada Garoowe. Sii akhri
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay dagaalka xalay iyo mowqifka maamulka Puntland. Waxa uu khadka telefoonka ugu…
Shalay waxay hal sano u buuxsantay muddada uu xilka hayey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii labaad oo 15-kii May loo doortay mar kale…
Warbaahinta rasmiga ah ee dawladda ayaa sheegtay in Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ay dalka ka cayrisay labada qof oo u kala dhashay Poland iyo Jarmalka. …
Shir muddo laba cisho ah ka socday magaalada Garoowe, oo ay siyaasiyiinta uga doodayeen xaaladaha siyaasadda ee deegaannada Puntalnd, ayaa xalay lasoo geba-gebeeyey. Sii akhri
Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen iska horimaad xalay ka dhacay duleedka caasimadda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe xiisad la xiriirta…
Ciidamada Sudan ayaa qaaday duqeymo dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah caasimadda Khartuum iyaga oo isku dayaya inay dib u…
Xisbiga dimoqraadiyadda taageera ee Move Forward oo Axaddii ku guuleystay doorashadii dalka Thailand ayaa dadka siyaasadda falanqeeyaa ay sheegayaan in guushoodu ay jawaab u tahay…