Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Suudaan oo galay waji cusub iyadoo ciidamada Suudaan ay ku dhow yihiin in…
wargeys.com
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish. Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi lagu…
MUQDISHO — Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray, amarro adag oo ka dhan ah isticmaalka iyo ka ganacsiga mukhaadaraadka dalka lasoo galiyo, kadib markii Sabtidi…
Mas’uuliyiinta Shirkadda Biyaha ee Laascaanood ayaa sheegay in ay dadaal xooggan ku bixinayaan sidii dib loogu soo celin lahaa biyo-galintii magaalada, taasI oo hore ugu…
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Afhayeenka ciidamada Puntland ayaa sidoo kale sheegay in 115 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Daacish ay ku dileen dagaalladaasi. Isagoo dhinaca kalena sheegay in ciidamada…
Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka Jicibow ee gobolka…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay maalgashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka iyo caqabadaha haysta. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran hareeyey doorashooyinka Soomaaliya, iyo haddii xukuumadda ay ka dhabeyn karto qabashada doorasho qof iyio cod…










