The largest online collection of Somali poetry Maxamed Cabdi Qaadir Daa’uud [Stanza] wuxuu jiiftadan curiyay July 10, 1999 wuxuuna kaga jawaabayay warqad ay hooyadii usoo…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Waa gabay uu abwaanku isku difaacay mar ay haweenay u qabsatay wax Alla wixii godob ahaa ee ay…
Tixdani waxay muujinaysaa wadaninimada iyo dadaalka qaaliga ah ee uu mar walba Mudane Faarax Macallin Dawaare oo ah siyaasi Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Gobolka…
The largest online collection of Somali poetry I AM A WARLORD! I am a Hustler I am a Holy Man I am a Marine I…
The largest online collection of Somali poetry Jiiftadan waxaa curiyay Abwaan Maxamad Cabdiqaadir Daauud [Stanza] taariikhdu markay ahayd July 21, 2003 asagoo kula hadlayay gabadh…
Naazi waa gabay ka hadlaaya John Bolton, sifiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, iyo dadaalkiisii fashilmay ee uu in badan ku doonayay in la meelmariyo…
Camanje Yogol wuxuu ahaa gabayaa muctarif ah oo tixihiisu ku baaheen aadna looga xiiseeyo dhammaan degaanada Soomaalida Galbeed, kuwa Waqooyi iyo inta la ollaga ah.…
Isagoo ka dabaakhtamaya hanjabaado badan oo kasoo yeedhay cadowga ummadda Soomaaliyeed ayuu abwaanku gabaygan tiriyey. Wuxuu yidhi: - Nin gumaysi raaciyo Axmaar, gacantii mooyaane -…
Dalkii laga sinaystay iyo Dagmooyinkii la qaybsaday Daacaddii dib loo dhigay Wadanigii la duudsiyey Hashii Dooloow lagu horay Sababta loo dayoobay ee Herer looga daba…
The largest online collection of Somali poetry Maxamad wuxuu curiyey maansadan August 19, 2003 wuxuuna u allifay lamaantissa oo aad ugu dheer: Wuxuu yidhi: ·Gacalooy…

