Qabow daran ayaa laga soo sheegayaa in maalmahan uu ka jiro magaalada Boosaaso iyo deegaannada ku teedsan xeebaha Badda Cas ee gobolka Bari. Sii akhri
wargeys.com
Afgooye — Waxaa Isniintii shalay magaalada Afgooye ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Jeylaani Khaliif oo ahaa Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Horseed iyo Xulka…
DHADHAB— Dab xoog leh oo Isniintii ka kacay suuqa Xerada Qaxootiga Xagardheer ee dalka Kenya, ayaa la xaqiijiyay in uu baabi’iyay qeybo ka mid ah…
Washington — Milatariga Mareykanka ayaa bishii September dhammeystiray ka bixitaankiisa dalka Niger , halkaasi oo uu Mareykanku ku lahaa laba saldhig oo xulufadiisa uu ka caawinayay…
JOWHAR— Allah ha u naxariistee waxaa shalay deegaanka Maxaa Saciid ee degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe lagu aasay, Sheekh Muse Nur Ibrahim oo ku…
MUQDISHO— Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ayaa u soo gudbay wareega Semi-finalka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha, oo ay difaacanayaan. Haddaba, Soomaaliya mar…
MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah. Hadalkaan ayaa laga sheegay kulan…
Magaalada Boosaaso ayaa waxaa sanadihii ugu danbeeeyay ku soo kordhaaye dhallinyaro ku shaqaysta xirfada sameynta alaabta guryaha, kuwaas oo soo saara naqshado kal duwan oo…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan in musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga aheyn ay ku soo noq…
Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa uu yeelan…










