The largest online collection of Somali poetry 1. Ummadaan iyadu keensaneen kibirku aafaynin 2. Illaahay kadeed iyo ma bado keenan oo kale 3. Cudurkii kalaa…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Gabaygani wuxuu ku saabsan yahay nabadaynta ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu yidhi: Maanasada waxaan ku allifaa, idam Illaahaye Haddii uunan…
The largest online collection of Somali poetry Irdhaa galay raggii Weerarow, idinku oodnaaye Afartaa garyahan bay qabteen, sida ugaadheede Abtirsiinyadii geedka iyo, anafadii joogtey U…
Ha is Raacdo abwaanku wuxuu tiriyey 1992 isagoo jooga magaalada Qabri-Dahare. Waa gabay isugu jira toosin, tusaalayn, dhaliil, iyo gubaabo oo uu kula hadlay Jabhadda…
Masaare abwaanku wuxuu ka tiriyey dagaal dhexmaray Habar Yoonis iyo Abraahiin. Loolan soo jireen ah ayaa labadan qoys ka dhaxeeyey hase yeeshe sababta gabaygani waxay…
Waxaan boggan kusoo gudbinaynaa dhawr gabay oo aan wada dhannayn oo uu tiriyey abwaan Cali-nuur Muxumed Gaas. Cali-nuur waa gabayaa culus oo tixihiisu hal-kudheg soocan…
The largest online collection of Somali poetry Arintu kolkay maansada joogto waxaa is hal-xidhaaleeya laba nin ama laba kooxood oo collaad maanso ka dhaxayso. Collad…
The largest online collection of Somali poetry Cashadii gashaba waagu waa caynad gooniyahe … Caammadu waxay moodayaan curasho dayreede Cilmi Felegga way garan raggii caalimka…
The largest online collection of Somali poetry Dadka wada dhashay een lahayn diirnax iyo xeebad Labada uurka soo dabataye daacad kala wayday Daayimow maxaa xigi…
Gabaygan lagu magacaabo Xaawo iyo Aadan, dadka qaarkiina laga yaabo inuu u maqlay Abuuristii Aadmiga, wuxuu ka mid yahay gabayada Dhoodaan oo ay runtii adag…

