In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxtinimada ee Somaliland. Sii akhri
wargeys.com
Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan ee Madaxtooyada Iyo…
Kismaayo — Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmaya bandhigga buug uu qoray, Cabdulqadir Shire Farax oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed. Buugga oo uu qoraaga ugu…
Muqdisho — Hay'adda samafalka maxalliga ah ee Hormuud Salam Foundation ayaa sheegtay in ay dhawaan ku deeqday dhul lagu deegaameyn doono dad ku barakacay gudaha Soomaaliya.…
Hargeysa — Dadka ku nool deegaannada maamulka Somaliland ayaa Arbacadi shalay ka codkooda ka dhiibtay doorasho taariikhi aheyd, oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxweynaha. Guddoomiyaha guddiga…
Shir dhowaan ka dhacay dalka UK ayaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay dhowrista xogta qarsoon ee muwaadinka, ayada oo shirkaas ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan…
Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee ku tartamaya. Sii…
Hargeysa — Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo toddoba urur…
Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed. Sii akhri
Hargeysa — Maalmihi lasoo dhaafay waxay VOA-da idiin soo gudbiyay, wareysiyo ay la yeelatay laba ka mid ah saddexda murashax ee ku tartami doonta, doorashada madaxtinimada…










