Boorama — Maamulka magaalada Boorama ayaa sheegay in la billaabay dhisidda waddo weyn oo isku xiri doonta Borama iyo deegaannada ku yaalla xadka Itoobiya. Mashruucaan ayaa…
wargeys.com
Laascaanood — Ganacsatada iyo dallaaliinta suuqa xoolaha ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay, in uu sarakac ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha la manaafacaadsado ee gobolka.…
Londo — Waxaa caawa la soo gaba gabeyn doonaa wareega koowaad ee Koobka Kooxaha Horyaallada Yurub. Kooxo caan ah ayaa laga yaabaa in ay haraan ama…
Muqdisho — Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Talaadadi shalay shaaciyay, in bisha June ee sannadkaan ay qeybo ka mid ah dalka ka qaban doonaan,…
Boosaaso — Ugu yaraan 4 qof oo isku qoys ka soo wada jeeda ayaa ku dhintay lix kalena wey ku dhaawacmeen duqeyn shalay ka dhacday deegaanka…
Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si looga hortago in Trump uu mar kale…
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa toddobaadkan ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 2025-ka, waana tii ugu horreysay ee madaxweynaha dhowaan xilka qabtay Cabdiraxmaan Cirro. Sii akhri
Howlgal caalami ah oo ka dhan ah argagixisada, kana dhacay Bariga Afrika, ayaa sababay in la soo xiro 37 qof oo looga shakisan yahay falal…
Halgan — Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga dadka degaanka iyo kooxda Al-Shabaab uu maalintii labaad…
Hawlgallo ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ka samaynayeen ciidamada ammaanka ee gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland, ayaa lagu soo qab qabtay dad…










