Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen guddoomiyaha baarlamanka iyo…
wargeys.com
Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan dhallinyarada Soomaalida, hase yeeshee sannadihi dhawaa waxaa soo badanayay dhallinyarada la imanaysa hal-abuurrada…
Dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa cabiray dareenkooda ku aaddan natiijadii kasoo baxday doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada Somaliland. Sii akhri
Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha Soomaaliyeed ee yimaada Nairobi, ayada oo aan ehel uga soo horreyn.…
Dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa mowjado siyaasadeed oo kaga imaanaya mucaaradka iyo qaar ka mid dowlad goboleedyada. Sii akhri
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta.…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo dhaweeyey natiijadii dooraahadii madaxweyne iyo xisbiyada ee dhacday 13-kii biahan November, taasi ee looga adkaaday. Sii akhri
Kismaayo — Tan iyo markii maamulka Jubaland uu bilaabay in doorasho ay ka dhacdo Jubaland waxaa si weyn arrimahaasi uga soo horjeestay dowladda Soomaaliya, waxaana ra’iisul…
Maanta oo ku beegan 21-ka bisha November ee sannadka 2024-ka, waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliyeed. Xuska maalintan oo soo billowday sannadki 1974-ki, ayaa…









