Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…
wargeys.com
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Afhayeenka ciidamada Puntland ayaa sidoo kale sheegay in 115 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Daacish ay ku dileen dagaalladaasi. Isagoo dhinaca kalena sheegay in ciidamada…
Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka Jicibow ee gobolka…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay maalgashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka iyo caqabadaha haysta. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran hareeyey doorashooyinka Soomaaliya, iyo haddii xukuumadda ay ka dhabeyn karto qabashada doorasho qof iyio cod…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa soo dhoweeyay baaqii nabadeed ee dhowaan uu soo jeediyay madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ku saabsan xal ka gaarista…
Muqdisho — Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya, ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Doodihii shirka ee shalay…
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii shalay sheegay, in Isniinta maanta ah uu ku dhawaaqi doono canshuur kordhin gaareysa 25%, taas oo uu…
Kadib dagaal ay ku dhinteen 2 qof, ayna ku dhaawacmeen 16 qof oo saaka ka dhacay magaalada Baardheere, ayaa caawa magaalada laga dareemayaa deganaansho. Sii…










