Danjiraha Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee dalka Yemen Mudane Cabdixakiiim Maxammad Axmed ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaas Ibrahim Ali Ahmed…
wargeys.com
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah waxaa uu la qaatay hoggaamiyeyaasha sare ee Isbahaysiga Hay’adaha aan dawliga ahayn ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay shir muhiim ah oo looga hadlaayey Isku-xiridda Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha…
Heshiiskii hore ee Shirkadda ay Soomaaliya la gashay waxay ahayd inay 3 xirmooyin oo badda ah inay 3-D saysmik ah ka sameeyso, ku xijiso ceelal…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C/laahi…
Magaalada Xamar waxaa ka socota kala miir dhab ah, kadib markii uu dhacay ‘Isku Milaniya’, iyadodoo hey’adaha amniguna shaqo muuqata ka hayaan sidii loo kala…
Shabeellaha Hoose(SONNA):-Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad ee Komandooska Gorgor ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Macalinka, Baladul Amiin, Cumar Beere, iyo Balow…
Muqdisho(SONNQ):-Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa maanta daah furay tababar ku saabsan xoojinta iyo…

Wasiirka Macdanta iyo Betroolka XFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah shirkadaha soo saara shidaalka
Houston(SONNA):-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Mohamed, ayaa hoggaamiyay wafdiga dowladda ee ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Cilmiga Dhulka iyo…
Muqdisho (SONNA): Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay kulan looga hadlay u hoggaansanaanta Xeernidaamiyaha Xargaha Fiberka Badda. Kulanku waxa uu isu keenay shirkadaha xarumaha…
