Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu…
wargeys.com
Laascaanood — Maalmahan waxaa magaalada Laascaanood ku sugnaa wafdi ka kooban isimada dhaqanka Dowlad-deegaanka Soomaalida, kuwaas oo hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed. Isimadan ayaa sheegay in…
Muqdisho — Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa aad uga argagaxay dil la sheegay in haweeneey uu ninki qabay u geystay Sabtidi shalay gudaha magaalada Muqdisho.…
Jowhar — Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa Sabtidi sheegay in ay socdaan howlgallo lagu soo qabanayo maleeshiyo hubeysan oo Jimcihi meel u dhaw deegaanka Ceel-baraf ku dilay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tegay dalka Eritrea toddobaadkan, halka wasiirka arrimaha dibedda Axmed Macallin Fiqi uu tegay Qaahira. Sii akhri
Waxaa maanta magaalada Beledweyne la geeyay meydadka toddoba askari oo ka tirsan cidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, kuwaas oo shalay malayshiyaad hubeysan ay ku dileen degmada…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay hawlgallada ka…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho toos ah ama qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiskii ay 11-kii bishan Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Ethiopia. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay Muqdisho kadib markii uu wada-hadallo Asmara kula yeeshay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Sii akhri










