Muqdisho — Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyey howllagallada ka dhan ah kooxda Daacish ee ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari ee Puntland.…
wargeys.com
Jabuuti — Dawladda Jabuuti ayaa maalmahan ku guda jirta dhameystirka hawlo isugu jira dib-u-dhiska iyo daayactirka jidka ugu weyn ee isku xira Jabuti iyo Itoobiya. Warkan…
Muqdisho — Qaar ka mid ah khuburada caafimaad ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan gudaha Soomaaliya laga heli karo adeegyo caafimaad oo muhiim ah oo markii…
Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn u dhaliiley heshiiska ay dowladaha Itoobiya iyo…
Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan 20 qof oo ka tirsan…
Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha. Maraakiibta ku…
Muqdisho — Todobaadki hore waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay Axamed Maxamed Xasan (Axmed Dheere), oo ka mid ahaa duuliyaashii ciidamada cirka ee Soomaaliya, kaas oo…
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay Isniinta maanta ah in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, kaas oo lagu afduubtay meel ka baxsan xeebta Soomaaliya…
Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan oo kor u qaadaan xiriirkooda laba geesoodka ah iyada oo loo marayo wakiillo diblomaasiyadeed…
Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa ku heshiiyay in xiriirkoodii ay dib u soo celiyeen, iyadoo dhinaca kalena Masar ay Qaahira ka sheegtay in aysan oggolaan doonin…










