Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
wargeys.com
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dayactirka buundooyinka gobolka Gedo, waxaana marti ku ah Prof Ibraahim Faarax Bursaliid oo ah…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaan toddobkaan marti ku ah hal-abuure Maxamed Ciise oo ka sheekeynaya heesihiisa. Waxaa soo saaray soona jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden…
BAYDHABO — Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in xaalad Bini’aadanimo ay kajirto qaar ka mid ah degmooyinka hoos yimaado maamulka. Wariyaha VOA Mukhtar Maxamed Catoosh,…
Addis-Ababa — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in ay dib u soo celiyaan xiriirkooda diblomaasi iyo…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka digay deked la siiyo oo ay maamulato Itoobiya, oo uu sheegey in aan la…
Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashay howlgada ciidaankooda ay ka wadaan degaanada buuralayda ah ee ku yaalla gobolka Bari halkaasi oo oo maalmihii u dambeeyay ay…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan kala dhaxeeyo dowladda…
Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha dhallinyarada Soomaaliyeed ka haysta dhanka shaqada, si gaar ahna dhallinyarada gobolka Awdal. Waxaa soo jeedinaya wariyaha VOA…
Arbacadi shalay waxaa Muqdisho ka furmay Shirweynaha todobaad ee Dib u habeynta Garooska Soomaaliya, kaasi oo sanadkiiba mar la qabto. Shirka oo uu furmay Madaxweynaha…










