Muqdisho — Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Laashin Cabdulle Axmed Maxamuud oo ku magac-dheeraa Cabdulle Geeda-naar. Abwaanka ayaa caan ku ahaa…
wargeys.com
Muqdisho — Sida ay sheegayaan khuburada ku taqasustay Cilmiga Badaha iyo Kalluumaysiga, waxaa jira in xilligan caqabado badan oo haysta kalluumaysatada Soomaalida. Dhibaatooyinka ayaa waxaa ka…
Hargeysa — Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cirro ayaa sheegey, in ciidamada Soomaaliland ay heli doonaan tababro wanaagsan, mushaarkordhin iyo waliba qalabeyn. Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan jeediyey…
MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali Maxamed oo ah…
Saraakiisha talisyada nabad sugidda qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amarro ay magalaada Beledweyne kaga mamnuuceen in lagu qaato…
Gaalkacyo — Odayaasha iyo culuma'uddiinka magaalada Galkacyo ayaa wali ku mashquulsan waan waan nabadeed oo ay ka dhex wadaan, beelo dhawaan ku dagaallamay galbeedka Mudug. Warbixintan…
Gaza — Axaddii iyo saacadihi hore ee Isniinta maanta ah waxaa dhaqan galay is weydaarsiga maxaabiista iyo la heystayaasha ay isku kala wareejiyeen Isra'il iyo Xamaas.…
WAJEER — Hay’adda Isgaaarsiinta Kenya ayaa shirkada Safaricom siisasay ogalasha ayadeegga isgaarsiinta talefoonnada, kaas oo ay qorsheyneyso in ay ka hirgeliso guud ahaan gobolka Waqooyi…
LAASCAANOOD — Beeraleyda tacabto khudaarta iyo dalagyada kale ee gobolka Sool ayaa sannadihi u danbeeyay sii kordhinayay wax soo saarka beerahooda, kaddib marki ay horumariyeen…
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…










