Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen “heshiis qarsoodi ah” oo…
wargeys.com
WAR-SAXAAFADEED Kismaayo(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo maalnimadii shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad…
Switzerland(SONNA:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Sadaad Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb galay Shirka 76-aad ee Guddiga Fulinta Hay’adda…
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda mudane Mustafe Dhuxulow ayaa kulan mirro dhal ah la qaatay danjireyaasha dawladaha Qatar ee Soomaaliya Cabdullaah…
Muqdisho (SONNA): Maareeyaha Dekadda Muqdisho mudane danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta Dekadda weyn ee Caasimadda JFS kusoo dhaweeyay ganacsato Soomaaliyeed oo dhawaan Muqdisho…
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka maamulka Sanduuqa Wadajirka Soomaaliya (SJF), kaas oo uu…
Muqdisho (SONNA): Xafiiska Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa Muqdisho kulan ku saabsan diyaarinta hindise sharciyeedka guddiyada amniga dowlad goboleedyada, kaas oo ay ka soo qaybgaleen wakiillo…
Geneva (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi ayaa magaalada Geneva kulammo gaar ah kula qaadatay…
Muqdisho-(SONNA)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka SoDMA iyo UN Women ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulan looga hadlayay Isu-duwidda Maareynta Masiibooyinka iyo xoojinta doorka iyo ka-qaybgalka haweenka.…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport, Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, Mudane Pål Jonson…

