Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Salaan Carabeey

The largest online collection of Somali poetry 1.Baashow daliil gabay ma jiro, nin igu doorshaaye 2.Halka dooyna laga naadiyaan, duunka weriyaaye 3.Dux markaan ka garan…

Nuuriye

The largest online collection of Somali poetry Ma gartoo wixii ila gudboon waan ka gudayaaye Hadba kii i gowracahayaan garab istaagaaye Godkuu cadowgu ii jeexayaan…

Cabdi Saahid

Cabdi Saahid waa abwaan aad looga yaqaano degaano badan oo Soomliyeed. Waxaa abwaanka magaciisa si degdeg ah looga aqoonsadaa deggaanada Doollo, Doh, iyo Ciidba. Abwaanka…

Cabdi-Galayax

The largest online collection of Somali poetry 1.Haddaan baawar kama waayayee, bilo dhaqaaleeyo 2.Barrimada caleentana leh haddaan, bariba meel geeyo 3.Markay balaxsi doontana haddaan, dhanaha…

Talo Abwaan

The largest online collection of Somali poetry Gabaygani wuxuu ku saabsan yahay nabadaynta ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu yidhi: Maanasada waxaan ku allifaa, idam Illaahaye Haddii uunan…

Ha is Raacdo

Ha is Raacdo abwaanku wuxuu tiriyey 1992 isagoo jooga magaalada Qabri-Dahare. Waa gabay isugu jira toosin, tusaalayn, dhaliil, iyo gubaabo oo uu kula hadlay Jabhadda…

Masaare

Masaare abwaanku wuxuu ka tiriyey dagaal dhexmaray Habar Yoonis iyo Abraahiin. Loolan soo jireen ah ayaa labadan qoys ka dhaxeeyey hase yeeshe sababta gabaygani waxay…

Cali-nuur Muxumed Gaas

Waxaan boggan kusoo gudbinaynaa dhawr gabay oo aan wada dhannayn oo uu tiriyey abwaan Cali-nuur Muxumed Gaas. Cali-nuur waa gabayaa culus oo tixihiisu hal-kudheg soocan…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r