The largest online collection of Somali poetry Dagaalkii Dhurwaale ee Reer Isaaq (Ogaadeen) iyo Ciidagale (Isaaq) ku hardameen hase yeeshee guushu ku raacday Reer Isaaq…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Ingiriis dalkiisii mudhxay oo, cunay magoolkiisa Isagoo masaafira haddaan, subax ka miidaanshey Oo lagu mintiday waw dhamayn, minawarkaan…
The largest online collection of Somali poetry Gabayadii Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmi Boodheri) ee jacaylka ahaa oo taxan ayaad hoos ka helaysaa. Waxaa dhamaan gabayadan…
The largest online collection of Somali poetry Jiilaal Maqaafa abaar laysku, mohan waayey Alla soo cirkoo murugsanaa, meelo kama hooro Oo soo masaafiyo kob dheer,…
The largest online collection of Somali poetry 1) Guuguulayahoow haddaad gu’ga u ooyeysid 2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku 3) Ama aad gabooyaha…
Saadaal waa gabay Allabari, hawaala waran iyo gocasho isagu jira oo uu Yuusuf tiriyey dhammaadkii 1980aadkii. Wuxuu yidhi: Garbaa Maxamadoow lagu hadlaa laguna goohaaye Gebgeb…
Gabaygan wuxuu abwaanku tiriyey horraantii 90aadkii, wuxuuna joogay magaalada Kismaayo markii uu tiriyey. Wuxuu ka hadlayaa dagaaladii qabaliga ahaa ee dalka ka jiray xilligaa. Wuxuu…
The largest online collection of Somali poetry Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojo Marka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaaye Dabadeed ninkuu dili naftay…
The largest online collection of Somali poetry Miinka gabay murtida xooggaliyo maayado is jiidha In dhaweydba moorada sunta leh moorka kama goyne Mar haddaan Madaafiic…

