Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Cali Jaamac Haabiil

The largest online collection of Somali poetry Cali Jaamac Haabiil oo jihaadkii Daraawiishta iyo Sayid Maxamedba col la ahaa, Sayidkana ay marar badan maanso isu…

Guraase Xaaji Cali

The largest online collection of Somali poetry Ugaasoow toban xaaloo Ta’da looxa ku taalloon Laga toosi karaynin Bal ma kuu tiriyaa Tawfiiq Ciise-madoobiyo Talyankii Faranjaa…

Yaa Dirsaday

Haddii aad gabygan taariikhdiisa hayso ama meel laga heli karo aad og tahay fadlan nala soo xidhiidh. Damiin macalinkiisiyo isagii ha is dacweeyeeneNinba dowgu leeyahay…

Khaliif Sheekh Maxamuud

The largest online collection of Somali poetry Abshirow micnaha gabay haddaad mid iga weydiisey wiilyohow madluunbaan ahaa maalin iyo leyle intaas waan mugleeyahay sidii gorayadii…

Uusduugad

Dirqi gabaygu kuma fiicaniyo, waan darooryamiye Kaga dayasho door kumanoqdiyo, xaraf la doodoone Duxna kuma leh dheef lagu dalbiyo, ugu ducee ruuxe Dardarsiintu waw darantahaye,…

Iibsi Lacageed

The largest online collection of Somali poetry Nimanyahow awow iyo awow iyo abkaan sheegto Iyo aniga abidkay ma arag iibsi lacageede Adduun buu lahaan jirey…

Quule Mirasho

Mareexaan oo dawladii Maxamed Siyaad baardaajiso iyo Muuse Gumcadle (Makaahiil, Ogaadeen) ayaa dagaalo badani dhex mari jireen. Waxay dagaaladani ka dhici jireen degaanka Ceel Gaab…

Maslaxad Qaran

Abwaanku wuxuu gabaygan tiriyey sanadkii 2000 wuxuuna kaga hadlayey maslaxad raadinta ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu ku bilaabay: Allayahoow macbuud baa tahiyo, maaligii jiraye Waxaad maagto adigaan…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r