Xulub Socod wuxuu Macallinku unkay 1975kii isaga oo jooga magaalada Hargaysa. Waa gabay dhaxalgal ah oo uu Soomaali haddii hadal wax daaweeyo dhinac walba wax…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Yaasiinow adigaa dib ugu noqon, dagalladeeniiye Dooxii Hargaysaad adigaa, daakhilka u galiye Duqaydii markaad gaadho iyo, danabyadii joogay…
Hoos waxaad ka helaysaa gabaygii qaaliga ahaa ee Cabdullaahi Dhoodaan ee magaciisu ahaa Qaydaraan- sudhad. Gabaygu wuxuu ka mid yahay kuwo dhawr ahaa oo uu…
Iyadoo lagu jiro xilli xasaasi ah oo ay siyaasadda dalka Soomaaliya isku hayaan Maxaakiimta Islaamiga ah iyo dawladda ku meelgaadhka ah, ayaan isbaddalka jira ka…
The largest online collection of Somali poetry Ladnaantiyo nimcadu uunka way wada luggoyaane Lixdan anigoo jira tashiga laydha iga raacye Iminkaan ladhkiisii hurdada led iska…
Hordhacauu abwaanku gabaygan u sameeyey wuxuu ahaa sidan: Gabaygan waxaan tiriyey 1979kii. Anagoo dad gaadha ah ilaa 150 oo ka shaqeeya Xisbigii Urara Bulshada ayaa…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygan la baxay Olol Reema wuxuu abwaanku ugu jawaabayey nin Isaaq ah oo la yidhaahdo Cali Banfis oo…
The largest online collection of Somali poetry 1.Hammigeygu meel buu rabaa, inuu ku haadaaye 2.Hadimiyo dhibaataan arkaa inay na heystaane 3.Hawraarta gabay waanigii, hoodo ku…
Uneexo wuxuu soo baxay bishii Noofeember 1962kii, waa Hargaysa. Kadib markii Xisbigii Nasrullaahi ee gobolka Soomaali Galbeed ka halgamayey ay afgambiday dawladii Soomaaliya iyadoo isticmaalaysa…
Gabaygan wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey horraantii Siddeetamaadkii. Waxaa dhacday in xukuumadii Siyaad Barre ay u adkaysan wayday gabayadii qirada weynaa ee uu Cabdillaahi Macallin Dhoodaan…

