Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Yuusuf Colaad

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 1aad ee Yuusuf Colaad Da’da gabayga waayadan ma rabin, inaan ku daalaaye Dahrigayga waataan ka xidhay, toban…

Salleelo (1974)

Gabaygan Salleelo wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii, wuxuuna joogay xilliga uu tiryey Hargaysa. Kolkii uu Xamar dawladdii ka talinaysay ka quustay waa kii Cabdullaahi kasoo jeedsaday…

Qodob

Hoos waxaad ka helaysaa gabay ka mid ah gabayada Cabdullaahi Dhoodaan oo magaciisa la yidhaahdo Qodob. Gabaygu wuxuu la mid yahay labada kale ee iyaguna…

Takartii Maroodiga Liqday

Caqli gacalkii toosaa fakara nolosha toolmoone Maskax tacajibkeedii batayoo tamani ooyeysa Oo cadha la tiicdaaba waa taydan oo kale Tafantoof dadkeenuba siddii loo tafaafulayee Tahantooge…

Xuuraa Baf

Baadiye raggii joogi jiray, balad markuu aaday Hargaysana u baysala-dhawdiyo, taa Baandiraba Boqolaal waxay igu tageen, been iskaga noole Budhcad suuqa maraysatoo, badan kuwii raacay…

Makayte

The largest online collection of Somali poetry Adduunyada haddaan nabadi jirin, lama nagaadeene Nal barwaaqo iyo dawladnimo, laguma naaxeene Ninna naallo raaxo leh hurdada, nuxudh…

Wacdi Shaqlane

The largest online collection of Somali poetry Dahabow jacayl baa idilay, oo idaashadaye Cishqigaaga duulaanka ahi, waygu soo dagaye Haddii aadan daaweyn xubbigu, wuu idilayaaye…

Yaa Kasbaday (1978)

Yaa Kasbaday Cabdullaahi wuxuu tiriyey horraantii 1978kii. Kabaxaaydii gobolka Soomaali Galbeed ay ciidamadii Jamhuuriyadu sidii deero ilqoodhka ka aragtay Shabeel u gabbanaya ay uga soo…

Hana Sheeganina

Gabaygii 4aad Shaybiyo haddii aan la layn Ina Shiraha Jaamac Haddaan shaqabka Col-ujoog ka tagay loogu shalow siinin Aararsame shafkii ma aha iyo shaanki reer…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r