Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Tusaale

Tusaale wuxuu abwaanku tiriyey Jannaayo 1970kii, Muqdisho. Gabaygan dhexdiisawuxuu Macallin Dhoodaan ku muujinayaa afshaxannimadiisa xagga gabayga, dhaqanka, afka, fanka iyo suugaanta guud ahaanba. Wuxuu xidhiidhiyey…

Yuusuf Collaad

Maxamed Siyaad ayuu gabaygan u mariyey gabaygan hoose. Sharaxaad uma baahna oo way iska caddahay ujeedadiisu. Wuxuu yidhi: Hindisaha Mareexaanka iyo, hooda xumadooda Abidkood horseekooda…

Cabdi Gahaydh

The largest online collection of Somali poetry Geelii Indha-Badane iyo jabkii Ogaadeen u gaystay Isaaq iyo gabaygii Maxamuud Cali Beenaleey ee digashada iyo goodiska ahaa…

Ismaaciil Mire

Nin la odhan jiray Carab Dheere oo kibir tadhahay, Goboladda Waqooyi wax Alla wixii uu doono ka sameeyay Ingiriiskuna baardaajinayey, ayaa waxaa la wariyey in…

Xaajadii (1976)

Xaajadii Macallinku wuxuu tiriyey dabayaaqadii 1976kii. Wuxuu ka hor tiriyey guuto hubaysan oo ka mid ahaa Jabhadda Xoraynta Soomaali Galbeed oo tababar kusoo dhamaystay xeradii…

Maxaa iigu Jira (1968kii)

Gabaygan taariikhdiisa soo raadi. Wuxuu yidhi:Indhawayd mabaadii kalaan, mihindisaayaayeMaaweeladii iyo ka tagay, majadii gabayeCeel maaxsan baan shubaayaa, maalin iyo leyleIi muuqan maayaan waxaad, idinku moodeeneMaadooyinkaan…

Aabi Duulaa Maxamed

Taah Calan waxaa tiriyey abwaan Aabi Duulaa Mohamed bishii Luulyo 1, 2003 oo ku beegnayd markay xoroobeen gobolada koonfureed islamarkaana ay midoobeen labadii gobol ee…

Cabdullaahi Muuse

The largest online collection of Somali poetry Gabaygan waxaa tiriyey abwaan Cabdullahi Muuse oo haweenay uu guursaday oo aad u qurux badnayd qoys wanaagsana ka…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r