The largest online collection of Somali poetry Magaaladan Wajaale ah maxaa, weerar soo galaya Maxaa ceel wadaameed ka qodan, laga waraab qaato Wadda halaq maxay…
wargeys.com
Gabayaaga Soomaaliyeed ee gabowga ka gabyey waxaa ka mid ah Aadan-gurey Maxamed Cabdille. Aadan wuxuu si niyad ah oo aad u qurux badan u xusay…
Hararkiyo kabdaha lays dul dhigay, sida haldhaa baalkii Hilibka cusub haydaari wan iyo, sogob la hoogaanshay Hadhuub laban caanaha Hoyaad, halab karuurkeeda Habkaad igu baayici…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii Ismaaciil Mire ku lahaa Guba Wuxuu yidhi: Dabkaad hurisay Cali Aadanow dogobbadaad oogtay Dambaaburada aad ololisiyo dirirta…
Sannadkii 1973kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan gabaygan la baxay Jeeraaro tiriyey. Wuxuu joogay magaalada Muqdisho. Ma dhanna gabaygu, na soo gaadhsii haddii aad inta maqan hayso.…
The largest online collection of Somali poetry Ismaaciil Saciidow ma tirin, aalladdii gabaye Meeshiyo sidaad ii ogayd, aabo kama hayne Afkaygii waxaan uga ceshaday, uurku…
XIIIGabaygii 5aad. Gabaygani waa kii ugu dambeeyey silsilada ee Cali oo bilaabay uu kusoo af-jaray. Wuxuu yidhi:Gunbaan ahay ganbo-cad baygu xidhan, iyo gar naagoodeGaashaantimaha sidoodoo…
Nin aanaan magaciisa weli helin laakiin aanu hubinay inuu afhayeen u ahaa boqortooyadii Ogaadeenka ee saldhigeedu ahaa Doollo iyo Ciid ayaa gabaygan u tiriyey Isaaq…
The largest online collection of Somali poetry Ducaale wuxuu ahaa gabayaa ay maansada isku hujuumi jireen Salaan Carabey. Gabayo badan oo is daba socda ooy…
The largest online collection of Somali poetry The following poem was written by a Somali exile in the West. It is a lament about the…

