Baydhabo (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo ee gobolka Baay,…
wargeys.com
Baydhabo (SONNA): Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay oo saraakiisha Ciidanka…
Baku (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaciil Yuusuf, oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda…
Mogadishu (SONNA) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga ka fuliyay gudaha iyo hareeraha degmada Berdaale ee gobolka Bay, iyadoo la…
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qayb galay meertada 64-aad ee Shirka Wasiirrada Caafimaadka Carabta…
Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray olole qalliimo wadnaha ah oo loo sameynayo 11 carruur ah oo la ildaran xanuunnada wadnaha. Agaasimaha…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo uu weheliyo Taliyaha…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka…
MMuqdiso(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerarka loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu bartilmaameedsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka wada…

