Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Galladaha Ilaahay

Abwaanku wuxuu gabaygan tiriyey isagoo jooga degaanka Garlowgubay. Waxayna sababtiisu ahayd, jiilaal abaareed oo Subaxyo Badane la odhan jiray oo aad dad iyo duunyaba loogu…

Ha Midowdo

Shirkii Midowga Afrika (OAU) ee lagu qabtay Xamar 1974kii ee uu Dhoodaan gabayada dhawrka ah ka tiriyey gadaashii ayuu kanna tiriyey. Markii la gunaanaday shirkaa…

Furdaamis (1980)

The largest online collection of Somali poetry Fadxi-Laahi kama quusaniyo, farad uu keenaaye Anoo nabi fadligii Eebaheey, noogu fududaynin Waxaan kaaga faaloon hayaa, xeel aan…

Saahid iyo Feetin

Waa suugaan googoos ah oo ku saabsan Saahid Qamaan Cali oo inan-la-yaal u ahaa Feetin Maxamuud Shirwac iyo reerkooda oo saluugsanaa gabadha lagu daray. Tixdan…

Wadaad Eegato

Gabayada uu Qamaan Bulxan ka mariyey sheekadii jacaylka ahayd ee Barni Sheekh Cabdille waxaa ka mid ah gabaygan hoose. Sheekadu waa sheeko dheer, dadka badankiisuna…

Salaan Carabeey

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii Salaan Carrabeey ee Guba 2 Haadaaqsi gabay waaya dheer haansa ma lahayne Hiirtaanyo godobtaan ku nacay hibashadiisiiye…

Gocasho

Sida muuqata, gabaygani wuu dhutinayaa oo ma dhammaystira, hubaalna ma aha tartiibta ay meerisyadu u kala horreeyeen. Taagtaydu intan unbay hadda heshay. Qaybta maqan keen…

Ogaysiis

Gabaygan abwaanku wuxuu tiriyey 1980kii. Sababtiisu waxay ahayd, Raadiyihii Harar ka bixi jiray ayaa waxaa sanadkaa maamulkii gobolkii Hararghe la odhan jiray oo kan Soomaalidu…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r