Gabayga inta maqan iyo taariikhdiisa doon.Indhawayd farsamo gooniyaan, aad u faaqidayeSidii facaylkii waa, baan ka fooraraye??Faqa kaligay baan meel cidla ah, ula fogaadaayeFeker iyo wareer…
wargeys.com
Saddexdii gabay ee ku saabsanaa Dagaalkii Laabaad ee Adduunka markay siddaa u dhaceen ayaa nin Muxumed Weyrax la odhan jiray oo raaska Maxamed ka dhashay…
Gabaygan khatarta ah wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey horraantii sanadkii 1973kii. Ma furfurin abwaanku gabayga oo siddaa duuduubka ah ayuu u socday. Dowladdii Ina Siyaad Barre…
Waxaa la yidhi Ugaas Xaashi oo ahaa ugaas Qorraxeey ka talin jiray ayaa Qamaan ku yidhi: ‘Qamaan, Reer Xandulle sadada kasoo uruuri.’ Reer Xandulle waa…
Toolmooni hadal waa inuu tol u dhexeeyaaye Tuushkii xun iyo wiil yar waa la isla tiirshaaye Waa laysku wada tiirsan yahay sida tis oodeede Taabbaa…
Gabay gabayadii badnaa ee Maxamed Cumar Dage ku lahaa Silsiladdii Rayad ayaa waxaan ka haynaa oo kaliya afartan meeris ee hoos ku xusan. Wuxuu ahaa…
Gabaygii Cilmi Carab Cabdi ku darsaday Silsiladdii Rayad Hooyaale gabay waayadeer haabka kuma hayne In dhoweydba waataan ka hadhay himiladiisiiye Ma hawalinnin maansooyinkii igu habboonaaye…
Gabaygan wuxuu Qamaan sii faray nin Cismaan la odhan jiray oo Habar-Yoonis ahaa, ninkaasoo u kicitimayey carro Iidoor. Abwaanku wuxuu tixdan kaga waramahayay sida xaalka…
Duullaankii Ingiriis kusoo kiciyey hadhaadigii Daraawiishta iyo jilibyadii Ogaadeen ee ay dhexdooda isku uruursadeen ayaa soo qaaday geel loo bixiyey Hagoogane. Ciidamada Ingiriiska ah ee…
Gabaygani waa gabaygii ugu horeeyay ee uu Qamaan Bulxan u diro Reer Sheekh Cabdille ka dib markii afadiisii lagu sheegay in nin kale loo dhisay.…

