Qore: Sheekh Xasan Maxamed Ibraahimxasanyare@msn.com Qaybtii 1aad September 5, 2008. Suugaanta ummadi leedahay waa hanti ma guuraan ah oo la wadaago, waxayna diiwaan u tahay…
wargeys.com
The largest online collection of Somali poetry Kasmo gabay abwaanada ka tirin, koonkan gudihiisa Markii ay u wada kaalmadaan, kaatun xidhidiisa Nin waliba karaankiisu togan,…
Gabayagni wuxuu ka mid yahay gabayada uu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey horraantii 1972kii, waxa uuna ku sifeeyey gardarada iyo dhibaatooyinka ba’an ee ay dadka u gaysato.…
Dhankaan ka hadlay waakaa Qamaan dhaafay hadalkiiye Dhex-xidhka hayska gooyaan lahaa dhuugga loo tolaye Haddii dhaxal adoogaa la cuno waad dhadhamisaaye Waxaan cunaha ii dhaafin…
Maxamed Cumar munaasabado badan oo kala duwan ayuu ka gabyey. Gabaygan hoos ku qoran wuxuu ku saabsan yahay majaal hor leh oo inta badan dadka…
The largest online collection of Somali poetry Haddaan Caynabow col iyo guluf, caato kugu raagin Waxaad cooddi weynayd haddaadan, caday ka dhuubnaanin Casar galay sidiisii…
Gabayadii silsiladda ahaa ee Maalin-guur iyo Reer Warfaa dhexmaray ayuu gabaygani ka mid yahay. Gabay kale oo hal xidhaale ah oo nin Maalin-guur ahi soo…
Ciidamadii Soomaaliya markii ay kasoo baxeen gobolkii Soomaali Galbeed ama Ogaadeenya ee ay sida orodka ah uga qabsadeen, waxay si aan qorshe iyo aabayeel lahayn…
Gabaygii 10aad ee Silsiladdii Rayad ahna gabaygii 1aad ee Maxamuud Oomaar Maxamuud Oomaar ayaa kusoo booday Silsiladdii Rayad oo, sida la wariyey, isaga oo aan…
The largest online collection of Somali poetry Jiilaal durraaqsaday wuxuu, nagu dangiigaaba Dabeyluhu waxay nala dhacaan, daafad iyo qiiqba Kol uun baa darxumadii la qabay,…

