Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Rukni Dhexe

Qoyska uu Abwaanku ka dhashay oo yaala Ciid ayaa waxay Maxamed Cumar iyo nin ay ilma adeer ahaayeen oo la oran jiray Xirsi Maxamed is…

Geela: Raage Ugaas

Waa mar kale iyo taxenihii ahaa “Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.” Waxaan maanta soo qaadanaynaa Raage Ugaas iyo geeraar uu ka tiriyey…

Gobe: Cilmi Raage

Xilligii Daraawiishta waxaa Soomaali kasoo baxay rag door ah oo gabya oo halgankaa lid ku ahaa. Sababo kala duwan ayaa mid walba oo nimankaa ka…

Digasho

Digasho wuxuu Macallinku tiriyey dabayaaqadii 1977kii. Dawladii Soomaaliya markii ay si buuxda dagaalkii u dhexeeyey Soomaalida iyo Itoobiya usoo gashay isla markaa ay inkirtay inay…

Tuug Baroole

Gabaygaan la magac baxay Tuug Baroole waxaan tiriyey markii aan ka war helay in ay niman Soomaali sheeganaya Kiiniya heshiis kula galeen in Kiiniya loo…

Buraale Cali Seexde

In kasta oo uu dadka qaarkii ka eedsheegto xukunkii Daraawiishta, ayna ku tilmaamaan inuu ahaa xukun adag oo nacab ahaa, haddana waxaa xaqiiqo ah inaan…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r