Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Ingiriis Qabxume WWII

Ingiriis qabkiyo baanihii, wuu qalmahayaaye Daarood unbuu qaxar badaye, qaaday dunidiiye Kuwii qeyro dhaafay haday, qoomamo hayaane Qabowga iyo nabaduu jeclaa, yaa la qoonsadaye Qaribaada…

Faarax Caytame

Gabayada hal-xidhaalaha ah ee caan ka ah aadna loo yaqaano waxaa ka mid ah tixdii wada qafilayd ee uu tiriyey geeraarshihii la odhan jiray Faarax…

Odoros

Gabaygan qiimaha badan abwaanku wuxuu badankiisa kula hadlayey uguna digayey Itoobiya. Wuxuu ka mid yahay gabayada uu wax ka badalay Cabdullaahi markii uu ka quustay…

Khaliif Aw Axmed

The largest online collection of Somali poetry Bal dayaay Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojo Marka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaaye Dabadeed ninkuu…

Haw Liicina

Gabaygan wuxuu ka mid yahay gabayada Cabdullaahi Dhoodaan uu tiriyey xilliggii uu guubaabinayey waxna ka abaabulayey dhaqdhaqaaqii xornimo raadiska ahaa ee ka socday gobolka Soomaali…

Anoo Dhoor Leh

Gabaygii 2aad ee Ina Dubbe Ina Dubbe oo aad moodo inuu Cali fiirsanayey ayaa mar kale u jawaabay isagoo waliba kala qaaday isla xarafkii “Dh”…

Damane

Gabayagni waa gabaygii ugu horreeyey ee Maxamed Cumar Dage ee Silsiladdii Rayad. Wuxuu dhinaca saarayaa gabayaagii ka horreeyey ee Ogaadeen, yoolkiisuna waa Dhulbahante guud ahaanba.…

Bilbil iyo Banbaano

The largest online collection of Somali poetry Nin u booran qayrkii haddana, baanayaad tahaye Booda dheerihii baa tihiyo, baygagii shalay e Ba’ na ma ahid…

Samir (WWII)

Dagaalkii 2aad ee adduunka markii uu socday ee ay quwadaha shisheeye ku hardamayeen Geeska Afrika ayaa waxaa indhaha Soomaalidii reer guuraga ahayd ku batay diyaarado…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r