The largest online collection of Somali poetry Gabaygii kobaad ee gabayadii afarta ahaa ee uu abwaanku ugu jawaabayey Xirsi Dheere. Wuxuu yidhi: Murti labanlaboodigii naxwaha,…
wargeys.com
Codka gabay Colaadow nin, lagu caasiyaan ahaye Cirraystayoo ma tirin maansadii, calanku saaraaye Cindigayga keen caawaan furfuri, ceesh la ii wadhaye Cimrigay intaan jiray amaan,…
Gabaygiisii Murdud Reebe wuxuu Maxamed ku tilmaamay inaan geeljire aaro u noqon karin raggii Dhulbahante ee dhawrka ahaa ee Habar Yoonis laysay. Haddaba, xilli ku…
Markii aan maqlo odhaahda Soomaaliyeed ee ah rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi waxaa maskaxdayda kusoo degdega magaca Qamaan Bulxan Yuusuf. Qamaan wuxuu…
Rag qabiilo weyn iyo gobbaan, soo qareensadaye Iidoorka qaylkiisa xumi, iguma qooqeene Nin qisaasi keentaan ahaye, qadaw ma joogeene Inaan qoorta laadlaadiyoon, quustay la i…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii labaad ee jawaabtii Xirsi Dheere Xirsiyoow badheedhahaad furtiyo, baydadkaad curisay Bunaaxyaynta sheekada badalan, hadalkaad buunbuunin Run ka…
Mar kale oo uu gabay dhinaca Isaaq u diray waa kii lahaa waa inta aan hayno ee: Iidoor qardoofaan lahayn, tan iyo Qaabiile Qasrigaasu waw…
WQ: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Gabaygu waa boqorka hadalka noocyadiisa oo dhan. Far Soomaalka oo aan qoraal lahayn awgeed wuxuu gabaygu ahaa nooca ugu mudan uguna…
1. Soomaalidaan dhiidhiyay, ugu dhamaynaayey 2. Dhan kastaba ha joogtee dadkaan, dhiirigelinayaayey 3. Dadkaan dhiiga hoosiyo qalbiga, wada dhalaalsiiyey 4. Runtii aan u dhakaabiyo dadkaan,…
Wuxuu abwaanku gabaygan tiriyey muddo aan saa u fogayn isaga oo u jawaabaya niman Isaaq ahaa oo soo caraatamay. Wuxuu qirayaa sheegashada Soomaalida qaarkeed sheegato…

