Press "Enter" to skip to content

wargeys.com

Ha is Raacdo

Ha is Raacdo abwaanku wuxuu tiriyey 1992 isagoo jooga magaalada Qabri-Dahare. Waa gabay isugu jira toosin, tusaalayn, dhaliil, iyo gubaabo oo uu kula hadlay Jabhadda…

Masaare

Masaare abwaanku wuxuu ka tiriyey dagaal dhexmaray Habar Yoonis iyo Abraahiin. Loolan soo jireen ah ayaa labadan qoys ka dhaxeeyey hase yeeshe sababta gabaygani waxay…

Cali-nuur Muxumed Gaas

Waxaan boggan kusoo gudbinaynaa dhawr gabay oo aan wada dhannayn oo uu tiriyey abwaan Cali-nuur Muxumed Gaas. Cali-nuur waa gabayaa culus oo tixihiisu hal-kudheg soocan…

Hal-Xidhaale

The largest online collection of Somali poetry Arintu kolkay maansada joogto waxaa is hal-xidhaaleeya laba nin ama laba kooxood oo collaad maanso ka dhaxayso. Collad…

Cirsan ka yeedh (1969)

The largest online collection of Somali poetry Cashadii gashaba waagu waa caynad gooniyahe … Caammadu waxay moodayaan curasho dayreede Cilmi Felegga way garan raggii caalimka…

Maxaa Xiga?

The largest online collection of Somali poetry Dadka wada dhashay een lahayn diirnax iyo xeebad Labada uurka soo dabataye daacad kala wayday Daayimow maxaa xigi…

Xaawo iyo Aadan

Gabaygan lagu magacaabo Xaawo iyo Aadan, dadka qaarkiina laga yaabo inuu u maqlay Abuuristii Aadmiga, wuxuu ka mid yahay gabayada Dhoodaan oo ay runtii adag…

Gaal la Joog(1976)

Muuse Aaye nin la yidhaahdo oo Isaaq ah oo ay Yuusuf Colaad wada shaqayn jireen ayaa Jabuuti kolkay xornimadeeda qaadanaysay u afmiinshaaro tegay. Intii uuna…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r